AllDhooftinle.com


Laascaanood, 21 Mar 2011 (AllDhooftinle.com)

AllDhooftinle.com GABADH SOMALIYEED OO LA CEEBEEYEY
WAXAA BERYAHANBA MAGAALADA MINEAPOLIS,MN EE CARIGA MAREYKANKA LAGA HADAL HAYAA GABADH SOMALIYEED OO TASWIIREHEEDII OO QAAWAN MOBILADA LEYSKUGU DIRAYEY IYO IYADOO CABTEY BULUUG (BLEACH) SI AY ISKU DISHO.

AYAAMO KA BACDI MARKII CUSBITAALKA LAGU BAANTAY AYAABA WAATAN IYADII HADALEYSA, KADAR OO DIBI DHAL WAXEEYNA KU ANDOCANEYSAA INUU:

1) CABITAAN WAX UGU DARAY, DABADEEDNA SAWIRAY.

2) INUU KU YIRI SIDAAN RABO UUN YEEL YAAN KU KASHIFINE.

3) INUU HABLO BADAN OO KALE SIDAA U GALAY.

4) IN SHARCIGU WAX U QABTO MADAAMA WIIL SOMALIYEED OO HADA GURSANYAA ANUU JIRIN.





AllDhooftinle.comWeriye Samira Bintu Khaalid Al Jacfari
samira@alldhooftinle.com