Qabiilka-Wanaagiisa Ka Barta Shiikh Umal

Qabiilka, Nasabka, Xididka, Riximka Iyo Cashiirada Wanaagooda Waxa Laynooku Sheegay Qur'aanka Iyo Sunnaha Nebigeena (CS), Waxayna Asaas U Yihiin Dembi-Dhaafyo, Isgarashada, Iyo Axkaam Badan Oo Xukunka Iyo Shareecadda Islaamka Ka Mid Ah.

Qabyaaladda Ku Dhaqankeedu Waa Wax Xun Oo Ku Saleysan Cadaalad-Darro Iyo Islaam-Darro, Qabiilka Ku Dhaqankiisuna Waa Wax Wanaagsan Oo Ku Saleysan Cadaaladda Iyo Diinta Islaamka.
  
  










************
`
Huluul (Sanaag), 2 Mar 2013 (Alldhooftinle.com)
Haweeney Sigaarka Dhuunta Ka Cabbi Jirtey!

Sii Akhri

Laasqoray, 1 Mar 2013 (Alldhooftinle.com)
Jaahilnimada Maraykanka Jaamiciyiinta Ah Ayaa Aad Iyo Aad Looga Werwersan Yahay.

Sii Akhri

Badhan, 23 Feb 2013 (Alldhooftinle.com)

انا لله وانا اليه راجعون



Marxuum Shire Mohamed Saalax Cawl Geeridii Ku Timid Ilaahay Samir Iyo Iimaan Haka Siiyo Qoyskiisii Iyo Dhamaan Qaraabadiisii. Ilaahay Waxaan Uga Baryeeynaa Marxuum Shire Inuu Janatul-Fardowsa Ka Waraabiyo, Denbigiisana Dhaafo. Aammiin.

Sii Akhri

New York City(USA), 22 Feb 2013 (Alldhooftinle.com)
Nin Shirkad U Shaqaynayey 70 Sano, Musharkiisii Ugu Horreeyeyna Ahaa Nus Doolar ($0.50).

Sii Akhri

Daaral-Salaam (Sanaag), 21 Feb 2013 (Alldhooftinle.com)
"Somaaliland, Qaran Uu Qof Qiimeeyo!" Qalinkii Xassan Cumar Hoorri

Sii Akhri

Berbera, 18 Feb 2013 (Alldhooftinle.com)
Sawaariikhdii Dayaxa Iyo Cirka Loo Diri Jirey Ayaa Lagu Guuleystey Iney Dadku U Kala Raacaan Magaalooyinka Dhulka Ku Yaal.

Sii Akhri

Garoowe, 16 Feb 2013 (Alldhooftinle.com)
Madaxweyne Faroole Oo La Saadaalinaayo Inuu Isku Shaandhayn Ku Samaynayo Dawladda Puntland.

Sii Akhri

Garoowe, 15 Feb 2013 (Alldhooftinle.com)
Somalida Oo Dhan Oo Canbareysay Dilkii Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax (Shiikh CabdulQadir Gacamey) & Culimadii Oo Iclaamisay Xilliga La Aasaayo

Sii Akhri

Muqdishu, 14 Feb 2013 (Alldhooftinle.com)
Cadami, "Ra'iisal-Wasaaraha Xamar, Wiil yar oo ay ilaaliyaan ciidamada adduunku u soo qaadhaamay ee la yidhi; 'Dawlad Halla Moodee Ilaaliya' maaha ninkii odhan lahaa Somaliland ayaan muquuninayaa."

Sii Akhri

Muqdishu, 14 Feb 2013 (Alldhooftinle.com)
Waxa geeryoodey Gudoomiyihii Guddiga Golaha Fulinta ee Ahlu Sunada Gobolada Dhexe Marxuum Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow

Sii Akhri

USA, 13 Feb 2013 (Alldhooftinle.com)
Dalai Lama, "Hadii Aan Ilaah Ahay Maxay Indhuhu Ii Xanuunayaan."

Sii Akhri

Kismaayo, 12 Feb 2013 (Alldhooftinle.com)
Ciidamada Dowlada Oo Isku Rasaaseeyey Kismaayo

Sii Akhri

Boorame, 10 Feb 2013 (Alldhooftinle.com)
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Galkii Seefta Ka Saaray?

Sii Akhri

Hargeysa, 9 Feb 2013 (Alldhooftinle.com)
Nin Dewersiga Sanadkii ka hela $50,000 Doolar.

Sii Akhri

Ceerigaabo, 8 Feb 2013 (Alldhooftinle.com)
NASA Oo Godad Ka Qoday Meeraha Cas Ee Mars.

Sii Akhri

USA, 7 Feb 2013 (Alldhooftinle.com)
30 Dumar Ah Ayaa Ka Xaaransan Ninka Muslimka Inuu Guursado.

Sii Akhri

  Khaatumo Xaggee Miisaaniyad Ugu Helaa! Waalli Sabaqsabaq Soo Xaalkayagu Noqdee!

Cali Khaliif Galaydh

Faroolahakani Intuu Ka Fahmayo Awooda Boqorka Majeerteenka, Ciise Maxamuudka Gaar Ahaan Kuwa Golis Leh Madaafiic Baan La Dhacayaa!
Gen. Cabdullahi Siciid Samatar (Wasiirkii Hore Ee Amniga Ee Faroole Eryey)


Jabhadahii Aan Markayga Muqdisho Ku Qabsan Lahaa Sidee Uga Soo Kaxaystaa Shiishaan (Chechnya)!
Shiikha Reer Bani-Jacfar

Warsangeli-Sanaag, Warsangeli-Abgaal Iyo Cawdhimalaha Kismaayo Sidee U Mideeyaa!
Suldaan Siciid

Maakhir Iyo Dekedda Laasqorayba Sidee U Wada Istaadhaa!
Faysal Xawar

  Habr-yonista Sidee Ugu Sheegaa Iney Daaroodka La Xidig Yihiin.
Siilaanyo

"Walaalahayaga Somaliland" Markaan Leeyahay, Isaaqow Idinka Idinlama Hadlayo Ee Wax Fahma Oo Ha Khalkhalina. Hawiyaha U Haysta Isaaqa Iney Isku Irir Yihiin ayaan Carabnimada Shiikh Daarood & Shiikh Isxaaq Xusuusinayaa!
Faroole