|
|
|
`
Huluul (Sanaag), 2 Mar 2013
(Alldhooftinle.com)
Haweeney Sigaarka Dhuunta Ka
Cabbi Jirtey!
Sii Akhri
|
Laasqoray, 1 Mar 2013
(Alldhooftinle.com)
Jaahilnimada Maraykanka
Jaamiciyiinta Ah Ayaa Aad Iyo Aad Looga Werwersan Yahay.
Sii Akhri
|
Badhan, 23 Feb 2013
(Alldhooftinle.com)
Marxuum Shire Mohamed Saalax Cawl Geeridii Ku Timid Ilaahay Samir Iyo
Iimaan Haka Siiyo Qoyskiisii Iyo Dhamaan Qaraabadiisii. Ilaahay Waxaan
Uga Baryeeynaa Marxuum Shire Inuu Janatul-Fardowsa Ka Waraabiyo,
Denbigiisana Dhaafo. Aammiin. |
New York City(USA), 22 Feb 2013
(Alldhooftinle.com)
Nin Shirkad U Shaqaynayey 70 Sano, Musharkiisii Ugu
Horreeyeyna Ahaa Nus Doolar ($0.50).
Sii Akhri
|
Daaral-Salaam (Sanaag), 21 Feb 2013
(Alldhooftinle.com)
"Somaaliland,
Qaran Uu
Qof Qiimeeyo!" Qalinkii Xassan Cumar Hoorri
Sii Akhri
|
Berbera, 18 Feb 2013
(Alldhooftinle.com)
Sawaariikhdii Dayaxa Iyo
Cirka Loo Diri Jirey Ayaa Lagu Guuleystey Iney Dadku U Kala Raacaan
Magaalooyinka Dhulka Ku Yaal.
Sii Akhri
|
Garoowe, 16 Feb 2013
(Alldhooftinle.com)
Madaxweyne Faroole Oo La Saadaalinaayo Inuu Isku Shaandhayn
Ku Samaynayo Dawladda Puntland.
Sii Akhri
|
Garoowe, 15 Feb 2013
(Alldhooftinle.com)
Somalida Oo Dhan
Oo Canbareysay Dilkii Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax (Shiikh
CabdulQadir Gacamey) & Culimadii Oo Iclaamisay Xilliga La Aasaayo
Sii Akhri
|
Muqdishu, 14 Feb 2013
(Alldhooftinle.com)
Cadami,
"Ra'iisal-Wasaaraha Xamar, Wiil yar oo ay ilaaliyaan
ciidamada adduunku u soo qaadhaamay ee la yidhi; 'Dawlad Halla
Moodee Ilaaliya' maaha ninkii odhan lahaa Somaliland ayaan
muquuninayaa."
Sii Akhri
|
Muqdishu, 14 Feb 2013
(Alldhooftinle.com)
Waxa geeryoodey
Gudoomiyihii Guddiga Golaha Fulinta ee Ahlu Sunada Gobolada Dhexe
Marxuum Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow
Sii Akhri
|
USA, 13 Feb 2013
(Alldhooftinle.com)
Dalai Lama,
"Hadii Aan Ilaah Ahay
Maxay Indhuhu Ii Xanuunayaan."
Sii Akhri
|
Kismaayo, 12 Feb 2013
(Alldhooftinle.com)
Ciidamada Dowlada Oo Isku Rasaaseeyey Kismaayo
Sii Akhri
|
Boorame, 10 Feb 2013
(Alldhooftinle.com)
Madaxweyne Ku Xigeenka
Somaliland Oo Galkii Seefta Ka Saaray?
Sii Akhri
|
Hargeysa, 9 Feb 2013
(Alldhooftinle.com)
Nin Dewersiga Sanadkii ka
hela $50,000 Doolar.
Sii Akhri
|
Ceerigaabo, 8 Feb 2013
(Alldhooftinle.com)
NASA Oo Godad Ka Qoday Meeraha
Cas Ee Mars.
Sii Akhri
|
USA, 7 Feb 2013
(Alldhooftinle.com)
30 Dumar Ah Ayaa Ka Xaaransan Ninka Muslimka Inuu Guursado.
Sii Akhri
|
|
|
"Walaalahayaga Somaliland" Markaan
Leeyahay, Isaaqow Idinka Idinlama Hadlayo Ee Wax Fahma Oo Ha
Khalkhalina. Hawiyaha U Haysta Isaaqa Iney Isku Irir Yihiin ayaan
Carabnimada Shiikh Daarood & Shiikh Isxaaq Xusuusinayaa!
Faroole
|
|
|
Khaatumo Xaggee
Miisaaniyad Ugu Helaa! Waalli Sabaqsabaq Soo
Xaalkayagu Noqdee!
Cali
Khaliif Galaydh
|
|
Faroolahakani Intuu Ka
Fahmayo Awooda Boqorka Majeerteenka, Ciise Maxamuudka Gaar Ahaan Kuwa
Golis Leh Madaafiic Baan La Dhacayaa!
Gen. Cabdullahi
Siciid Samatar (Wasiirkii Hore Ee Amniga Ee Faroole Eryey)
|
|
Jabhadahii Aan Markayga
Muqdisho Ku Qabsan Lahaa Sidee Uga Soo Kaxaystaa Shiishaan (Chechnya)!
Shiikha Reer
Bani-Jacfar
|
|
Warsangeli-Sanaag,
Warsangeli-Abgaal Iyo Cawdhimalaha Kismaayo Sidee U Mideeyaa!
Suldaan Siciid
|
|
Maakhir Iyo Dekedda
Laasqorayba Sidee U Wada Istaadhaa!
Faysal Xawar
|
|
Habr-yonista Sidee Ugu Sheegaa Iney Daaroodka La
Xidig Yihiin.
Siilaanyo
|
|
"Walaalahayaga
Somaliland" Markaan Leeyahay, Isaaqow Idinka Idinlama Hadlayo Ee Wax
Fahma Oo Ha Khalkhalina. Hawiyaha U Haysta Isaaqa Iney Isku Irir Yihiin
ayaan Carabnimada Shiikh Daarood & Shiikh Isxaaq Xusuusinayaa!
Faroole
|
|